halkan waxaynu ku falan qaynaynaa xaqiiqooyin badan oo laga yaabo in badan kooda inaanad ogayn wax aad barnaamikan ka faa'idi doontaa macluumaad waxynu barnaamijkeena ugu magac darnay "MA OGTAHY "ee la socosho fiican
1.ma ogtahay in bisadu ay labadeeda dhagood mid waliba ku leedahay 32 muruq.
2.ma ogtahay in xarafka loogu isticmaal badan yahay luqada Englishka uu yahay "E"
3.ma ogtahay in isticmaalka tufaaxu uu hurdada kaa qaadaayo in ka badan coffega.
4.ma ogtahay in qalabka loo isticmaalo cabitaanka biyaha ee loo yaqaano straw la ogaaday sanadkii 1986
5.ma ogtahay in coffeega uu yahay waxa loogu ganacsi badadan yahay aduunka marka laga reebo batroolka
6.ma ogtahay in lafaha ugu yar bani Aadamka ay ku jiraan dhagaha.
6.ma ogtahay in maskaxdaadu 70% ay ka kooban tahay biyo
7.ma ogtahay in switzerland uu yahay dalka loogu cunid badan yahay jokolatada,
10ma ogtahay se in dalka switzerland uu qafkii kaliyaba
kiilo oo shukulaato ah cuno sanadkii.
8.ma ogtahay in madxafka ugu wayn ee aduunku ku yaalo masar
9.ma ogtahay in ilaacada BBCdu ay hawada soo gashay sanadii 1922kii
10.ma ogtahay in boqor walba oo haya talada dalka ingiriiska aan loo ogalayn inuu galo aqalka odayaasha ee dalka eglan
11.ma ogtahay in sanadkii ugu horaysay ee ay ciidaan dadka muslimiintu inay ahayd sanadii labaad ee hijriyada
12.ma ogtahay in qofka bini Aadanka ahi maalintii uu neefsado "23,000" oo jeer
13.ma ogtahay in maqaarku yahay xubinta ugu wayn jirka
14.ma ogtahay in dalka jameka ay ku yaalaan 120 wabi
15.ma ogtahay in dalka tunisia uu yahay dalka ugu badan ee soo sara saytuunka
16.ma ogtahay in muga ugu badan ee internetku il bidhiqsigiiba guurin karaa uu yahay 1.125 terabytes
17.ma ogtahay in qur'aanka mar qudha lagu xusin magacyada seefta oo ku dhawaad gaadhaya 60 magac halka baybalka kiristanku
hada haystaan lagu tibaaxay in ka badan 200 oo jeer
hadana inaga diinteena ku sheegaan diin argagixiso iyo dagaal la timid ay tahay.
18.ma ogtahay in dalka ukraine ay haysato dhibaato dhalmo la'aanaa taas oo sababtay in sanad walba ay dadkiisu hoos u dhacaan 150 kun oo qof
19.ma ogtahay in bakistaan ay tahay dawlada 6aad ee ugu dadka badan aduunka tirada dadkeeduna ay kormareen 200 oo milyan oo qof
20.ma ogtahay in labada dal ee aduunka ugu xadka dheeri ay yihiin CANADA iyo USA
21.ma ogtahay in shacabka waqooyi africa la odhan jiray amaasiiq walina lo yaqaano balse uu ka xoog waynaaday magaca uu roomanku ubixiyeen
si ay ugu dacaayadeeyaan oo ah berbar
22.ma ogtahay in giriigu inay lahaayeen ilaahyo quraafaadaa ilaahooda qoraxdana la odhan jiray HILYOS
23.ma ogtahay in shirkada ugu wayn aduunku inay tahay google hadii lays yidhaado iibiyana qiimaheedu uu noqonaayo 545 bilyan oo dolar
24.ma ogtahay in dalka ingiriiska magacyada lala baxo magaca kalinta koobad ku jiraa uu yahay jokob ama yacquub magaca kaalinta labaad ku jiraana uu yahau
maxamed 5 sano ee soo socdan la saadaalinayo in uu maxamed kaalinka koobaad noqdo
25.ma ogtahay in dibqaloocu uu ka baqo dabka maxaa yeelay heerkulka jidhkiisu iskama difaaci karo kulaylka oo markuu kulayl daran dareemo isaga ayaa dilaa
26.ma ogtahay in in xayawaanka yaxaasku uu yahay noolaha kaliya ee daankiisa sare dhaqaajiya markuu wax cunaayo ka hoosana aan dhaqaajin habayaraatee
27.ma ogtahay in se xayawaanka yaxaasku aanu dib uguran karin yacni dib uma socon karo mase ogtahay in xayawaanka yaxaasku uu noolaan karo
in kabadan boqol sano waana noole aad u tarma
28.ma ogtahay in nibiriga buluuga ah uu yahay noolaha ugu weyn ee illaahay abuuray oo uu culayskiisu yahay 1,801,437kg oo u dhiganata 200 tan subxaanalaah
29.ma ogtahay in se nibiriga carabkiisa oo keliya uu ka culays badan yahay maroodiga mase sii ogtahay in wadnaha nibiriga uu garaacmo 9 mar daqiiqadii
30.ma ogtahay in xayawaanka farasku uu awoodo in uu taagnaado 1bil iyo inkabadan isaga oo aan meeshiisa ka dhaqaaqin
31:ma ogtahay in noolaha loo yaqaan Faramagoogaha ee gacmaha badan uu ilaahay awood u siiyay in uu isaga sifaaco gacmihiisa waxkasta oo soo weerara
32:ma ogtahay in se farmagoogaha uu leeyahay 2 lugood iyo lix gacmood haddii ay midkood ka go'ado ay usbuucyo kadib dib ugu soo baxdo
33:ma ogtahay akhriste adigaaba yaabiye in noolahan loo yaqaan farmagoogaha uu laayahay 3 wadne sidoo kale noolahan dhiigiisu waa mid buluug ah
34:ma ogtahay in deerada ayna lahayn wax xameeti ah
35:ma ogtahay in nooc kamid ah caarada oo reer galbeedku uyaqaanaan(Tarantulas) in uu alle awood u siiyay in ay noolaan karto cunto la'aan mudo laba sano ah
36:ma ogtahay in maroodigu uu garan karo halakay biyuhu ka xigaan marka uu biyo u baahdo xataa haday u jiraan 3mayl iyo wax ka badan
37:ma ogtahay in riyahay ay yihiin xayawaankii ugu horeeyay ee la dhaqdo
38:ma ogtahay i noolaha looyaqaan jiirka ama dooliga wax uu cuno haddii uu waayo uu cuno dubkiisa ama sayntiisa si uu ugu sii noolaado
39:ma ogtahay in kaluulna loo yaqaan star fish uu yahay noolaha kaliya ee aduunka korkiisa saaran kaas oo calooshiisa dibada u soo saari kara subxaana laah
40:ma ogtahay se in noolahan uu leeyahay 5 indhood oo midkasta oo geesaha uu xidigta uga ee gayahay ah xaga ugu dambaysa uu ku laayahay il
41:ma ogtahay in fiidmeerta ay tahay noolaha kaliya ee naasleyda ah ee hadana duuli kara noolahani markuu wax cuno wuxuu
dheefshiidkiisa alle awood u siiyay in uu si dhaqso leh u shiido wax kasta oo cuno si ay taasi ugu ogalaato in uu duulo ama haado isaga oo aan dareemayn wax culays ah
42:ma ogtahay in shimbirka bada ku jira ee loo yaqaano (Penguin) uu yahay noolaha ugu masayrka badan kawnkan ilaahay abuuray
43:ma ogtahay in maroodiga uu caloosha ku sidi karo mudo ku dhawaad laba sano mase ogtahay in mid iyaga kamid ah markuu bakhtiyo ay murugo muujiyaan
44:ma ogtahay in noolaha ayaxa looyaqaan ee bada ku nool uu wadnahiisu uu ku yaalo madaxa subxaana laah
45:ma ogtahay in doofaarku aanu awoodin in uu cirka eego sababtuna waa habdhismeedka muruqyadiisa ee qoorta iyo kuwa dhabarka
ayaa ah kuwo isku xidhan oo xadidaaya dhaqdhaqaaqa madaxiisa

0 Comments