1:weligaa ha samayn waxaanu damiirkaagu ogalayn,xataa haddii duruufta iyo mawqifkaad joogtaa kugu qasbaan
2:haddii aad shayga si sahal ah u sharixi kari weydo{qeexi kari weydo}macnaheedu waa inaanad si kugu filan u fahamsany shaygaas
3:waxaa wax laga xumaado ah in tiknoolajiyada casrigani ay ka gudbi doonto dadnimadeena
4:Xooga iyo muquuninta waxa inta badan adeegsada raga intooda garashada liidata
5:Qof kastaa waa in uu raadiyo cida uu yahay laakiin waa in uuna raadin cidda ay fiicnaan lahayd in uu noqdo
6:waalidu waa in aad ku celceliso shay kaliye adiga oo filaaya in uu kasoo baxo shay kii hore ka duwan
7:Aradygu maaha weel ay tahay in la buuxiyo balse waa shamac ay tahay in la shido
8:wax cusub in aan soo kordhiyay macnaheedu maaha in aan caqli badanahay ee waa in aan waqti badan siiyay xalinta mushkiladahayga
9:Anigu hibo gaar ah malihi laakiin waxaan doonayo raadintiisa ayaanan kadaalin
10:Intaanad ciyaarta bilaabin baro xeerkeeda,waxaanad noqon doontaa qofka ugu ciyaarta fiican

0 Comments